Daawo Sawirada: R/W Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo, waxa ayna ka wada hadleen arrimo badan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, ka wada shaqaynta arrimaha amniga, kobaca dhaqaalaha iyo horumarka guud. Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane … Continue reading Daawo Sawirada: R/W Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway